Ra’isul Wasaare Rooble oo la kulmay Madaxweynaha dalka Jabuuti (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho ku jooga dalka Djibouti ayaa la kulmay madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle . Rooble iyo Madaxweynaha dalka Jabuuti ayaa kulankooda waxa ay uga wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal ee walaalaha ah iyo sidii labada dal isaga kaashan lahaayeen dhinacyo badan sida … Continue reading Ra’isul Wasaare Rooble oo la kulmay Madaxweynaha dalka Jabuuti (Sawirro)